Author Topic: Maamulka Soomaaliland oo Itoobiya u Dhiibay Wiil Lagu Tuhmay ONLF  (Read 334 times)

ogadenforum

  • Administrator
  • Newbie
  • *****
  • Posts: 2
    • View Profile
Maamul gabaleedka Soomaaliland ayaa bish November 2, 2014, Itoobiya u dhiibay wiil ay ku sheegeen in uu ka tisan yahay ciidamada ONLF. Wiilka waxaa laga qabtay magaalada Hargeysa, mana jirto wax cadayn ah oo qabashada wiilka la geeyey Itoobiya. Sida la sheegay kolkii la keenay Jijiga waa la gatay waana la siidaayey.

Share on Facebook Share on Twitter